Waa Maxay Cryptocurrency?

Wararka Maanta ee suuqa Kiribto, 16-ka Febraayo 2026

Suuqa kiribto (cryptocurrency) maanta, 16-ka Febraayo 2026, wuxuu muujinayaa dhaqdhaqaaq isbedel leh oo u dhexeeya koror iyo hoos u dhac yar. Waraka manta kiribtada Maalgashadayaasha adduunka oo dhan ayaa si dhow ula socda qiimaha coins-ka waaweyn sida Bitcoin, Ethereum, iyo altcoins kale, iyadoo wararka dhaqaalaha caalamiga ah iyo horumarka tiknoolajiyadda blockchain ay saameyn ku leeyihiin…

Read More