Sidee USDT Looga Iibsadaa Somalia ( How to buy USDT in Somalia? )
Si aad USDT looga iibsadaa Soomaaliya, habka ugu fudud uguna ammaansan waa isticmaalka nidaamka Binance P2P, halkaas oo aad lacagta ku bixin karto EVC Plus, Sahal, ama Premier Bank. Sidoo kale, waxaad ka iibsan kartaa sarriflayda maxaliga ah adigoo u diraya lacagta mobaylka, iyaguna waxay USDT toos ugu soo dirayaan wallet-kaaga sida Trust Wallet ama…
